Ruux kula dadoow
Kula diinaba
Dugsi laga dhigtaa
Marwo kuu diir naxda
Dumar laga xushaa
Dahab iyo xariir
Kii ay doontaa
Dusha loo sudhaa
Darajada aduun
Dad isguursada
Ku dakeeya ee
Arooska ku daga

Ruux kula dadoow
Kula diinaba
Dugsi laga dhigtaa
Marwo kuu diir naxda
Dumar laga xushaa
Dahab iyo xariir
Kii ay doontaa
Dusha loo sudhaa
Darajada aduun
Dad isguursada
Ku dakeeya ee
Arooska ku daga