malyuun holi marlay dumar haday madax banaan tahay
mid unbaana guursada labana waxaa mideeya
waa mayrax iyo dhaqan iyo meher islaameed macsal iyo mashxarad guur waa taan kaaga magan ahay
maqaloo macnaha dhuux ma macaante maaray