midkii aan daymada ku diirsaday indhuhu ku doogsanaayeen daawadii qalbigaa
wad koodilin madeen karee aan doontee
armuu idiidaa i dayriyaayoo ku daalaa armaan darxumo iyo dhib doontaayoon dakaamaa
dabadeed noqdaa doqontii cidlada ka dabaal dagaysay