wadniyo saambab wada shaqay lahaayoow
hooy mid wiiqmay xanuun
huuno waayahaye
dhilawyahankaa dhirtuun ka baxee
hooy maxaa dhexda iigu kaa marayee


wadniyo saambab wada shaqay lahaayoow
hooy mid wiiqmay xanuun
huuno waayahaye
dhilawyahankaa dhirtuun ka baxee
hooy maxaa dhexda iigu kaa marayee