dhowr sano jaceylkii
aan wada dhisaynay
dhinac kasta ka eenee
dhidibada u aasnee
markii uu dhameys yahay
dhul shihseeye qabatoo
ana igu dhaliishaaye
waa dhabanoo haysoouye
ma dhabaa ma dheelbaa
mise waaba dhalantee
dhaka faarey aniguye


dhowr sano jaceylkii
aan wada dhisaynay
dhinac kasta ka eenee
dhidibada u aasnee
markii uu dhameys yahay
dhul shihseeye qabatoo
ana igu dhaliishaaye
waa dhabanoo haysoouye
ma dhabaa ma dheelbaa
mise waaba dhalantee
dhaka faarey aniguye