iisha waa ka cadaatay
caashaa ka maseertay
celadaad u ekaatay cidaa ku habaartay x2

bartaad joogtaan kugu soo liishaa meshaad joog taan amar kugu siinaa
dhagta fur waxaan juu sheegaa u imow araash
fasax kusiinasa x2

qas qas marso korkaaga ku subko sigsaan soo gado lugahaaga ku qarso bac ha ilaawine gac maha galoofis gasho hhhhhhh x2

iyaa iyaa shekadaas maa keen teen iyaa is cadees maku darteen iyaa warkaas maa bilowdeen iyaa been boodaa noqoteen iyaa xx

fanka uma soo galin maal
musigaa awood leh waal intuu kugu dhicin gantaal war adi is xil qaam x2

nuur nuuro nal kadaran ka ifow badna ama dorro dhamantiis isku daliigo mar waxa tahay soo jiidow x2

qas qas marso korkaaga ku subko sigsaan soo gado lugahaaga ku qarso bac ha ilaawine gac maha galoofis gasho x2

Exit mobile version