Qolobaa calankeedu waa caynoo
inaga keenu waa cirkoo kale ee
aan caadna lahayn ee caashaqayee
Qolobaa calankeedu waa caynoo
inaga keenu waa cirkoo kale ee
aan caadna lahayn ee caashaqayee

Qolobaa calankeedu waa caynoo
inaga keenu waa cirkoo kale ee
aan caadna lahayn ee caashaqayee
Qolobaa calankeedu waa caynoo
inaga keenu waa cirkoo kale ee
aan caadna lahayn ee caashaqayee