gayigaba dhamaan
geesigan ka doortayow
garaadkii naftaydoow
wiiyaalbaa kusugaayo
kusugaayo kuu gaar ahaado
kuu goo niyooboo
gaashaankii noloshiyo


gayigaba dhamaan
geesigan ka doortayow
garaadkii naftaydoow
wiiyaalbaa kusugaayo
kusugaayo kuu gaar ahaado
kuu goo niyooboo
gaashaankii noloshiyo