search
menu
Dareenkaygu Caashaqu
Adiga uu ku doortee
Inanyahoow daraada
Adaan kuu ildaranahay
Indhahayga daymadaa
Marnaba kaama daalaan
Oo kaama daalaan
Way kugu ildoogtaan
Adna haigu daginee
Usoo dabac naftayda
Daadihi , Daadihii, Daadihi..
Daadihi Jacaylkooo
Macaan ha'igu diganine
Usoo dabac naftaydoow
Daadihi , Daadihii, Daadihi.
Daadihi Jacaylkoow
Dadku way ila yaabaan
Annigoo dumar ahow
Damaq iyo xanuun dartaa
Adi ku day-dayaayee
Waxaa ii dabiib ahoow
Dawo ii ahaan kara
Doogaaga hadalkee
Soo Duul Macaanoow
Oo Haigu diganinee
Usoo dabac naftaydoow
Daadihi , Daadihii, Daadihi.
Daadihi Jacaylkoow