si wal baan wax yeelayee dantayda waa ka kabayee inaan kaa samraa ii suuroobi waysee
sil cayee sax riiraan gaarayee sumcadayda waa suushee
seedahaad ku taalaayee saxarlaay sidaan iidhaamee
makaa samraayee