maseexdo habeenkii
hurdo wey iga suushaa
subaxii aan joogaba
adaan ku
nafta kuu sasabyoo
siisan weyday ruux kale
qalbigaa ku sawirto
samir aad ku reebtee


maseexdo habeenkii
hurdo wey iga suushaa
subaxii aan joogaba
adaan ku
nafta kuu sasabyoo
siisan weyday ruux kale
qalbigaa ku sawirto
samir aad ku reebtee