Welli jamasho
Ruxaan ujeel qabo
iima jeedin dooquye
laabtayda kuma jiro

Isla jaan qaadk
Lab iyo dhidig
Isla jirkooda
Taran ku jiraa

Caashaqu inuu jirin
anna ma jikaalinee
Jecliyaa in la ii dhiso
Sida Ahmed oo kale

Qoraalka oo saxan
oo dhameestira goor dhaw

Exit mobile version